Tuesday, September 18, 2007

Gorma ayaa saladiinti tartaanka galeen ?

soomaaliya waxa uu aha wadan aad loga qadariin jiray saladiinta waxayna ahayeen kuwa ummada aay aad uu jeceshahay amarka sareena iska leh lakiin maxa dhacay hada ? waxa manta soomaaliya ka soo baxay suldaan lagu magcaabo(igu dheh suldaan hoo majiinta )
taasi waa tan tirtirka ku heysa saladiinti sharafta iyo qadariinta ku laha ummadoda soomaaliyeed
laguma sheegiin suldaan aysan doraan qofna soomaalia ama qabiilka uu ka dhashaay lakiin manta waxa soomaaliya  qasaye ee meel walba la tagaan suldaan,nabadoon,boqor,malaaq,ugaas,iyo oday ayaan ahay waa kuwa aan la aqoon qof dorteey iyo beel soo dorateey oo xushmaad uu heysa waxa
lagu tilmami kara nabadoon xayraan doonaya qadka iyo shaha meesha uu ka heli laha oo qura ineey soomaaliya aay manta calanka uu sidaan
waali lama shegiin suldaan ama boqor ka talinaya dhibato iyo isku dhac ummaad walaalo ah ka horoow intaa aneey dhalaan nabadoonada manta ee la magaac baxay isii qadka adiga xooga leh
waxa manta garaadki ama boqorkii noqday waxay iska sheegtan qof walba oo cilmi iyo aqoon laheen aana wax xadarad aah laheen waayo qof cilmi lahi kama taliyeen dhibaato ee waxa uu ka taliin laha waa nabad iyo wanaag iyo walaaltinimo
suldaanka manta ee iisi qadka aan u bixiyeey waa mid alle mooye aan waax aadane ahi waax ka qabaan kariin madamo uu yahay mid aan ka cabsaneeyn qof kale
suldaan ku faana qabiil ana reer hebel aah waxa aan aragneey manta akhriistow ma beenteyba?
anigu shaqsi ahaan waxan oraan laha caloshood uu shaqesta yaasha manta jira ee alle mooye aan aadanah ka cabsaneey iskaga taaga ummaada hadii aad alle ka cabsan
suldaan waa kii hore miidka cusub waa dhiib woode isku dire qabiilo walaalo ah ku faane qabiil iyo landheere
 Boqor Maxamud Boqor Muuse Boqoorka Beelaha Darood Alle ha uu Naxariisto Isiin Qadariin Mudan
Malaaq Showri Malaaq Colow Nin oday aah qadriin mudan malaaq shawri
Suldaan DAKIR XASAN KHALIIF Suldaan cusub
            W/Q Dr Yusuf Ali
Posted by puntland-somalia at 06:05:27 | Permanent Link | Comments (0) |